Search This Blog

Sunday, 14 August 2022

IDMAN

 Barqadaad itiri caashaq 

Ayaa leygu kaa bilay 

Marna waan belbelayoo 

Qalbigii burhaan waa 

Marna inaaku beylaho

Ayaan beegsan waayoo

Ruux lama beleyn karo 


Inkastood aheyd bilan

Boqor wiila gabigii 

Samo lagu barbaariye

Naxariis labaal dhigay 

Basharnimo udheertahay

Waalidkii ubaariya 


Iin kuguma baajine 

Balwad baad laheydoo

Inaan kula boqoolaa 

Basarkeygu maaheyn 

Wallow aad waxbaratana

U bareertahay halistii 

Beerkaa wax yeeliyo 

Kama reebin baaskee

Haddaad berika noqonled

Adaankuu bureeqiyo 

Baxsantaada noqonlaa


Midkaan beytka kiisaa 

Ku barbaarinlaa ubad 

Hadduu baari igu simo

Qaari diinta beegtiyo

Cilmi beerte weeyaan  

Adna boqorad waad heli

Haddaad baaqi tahay duni 

Waxaan kaaga beyrana 

Inaad baal martaayood

Barqo joojisaan fili 


........

Sheeko uumbaanka 

Sameeye 

Cabiraad dhacdooyinka

Mararka qaar adoo 

Wngsn uumbaa 

Waxkaa qaldanaadaan


By Idman Cali  dhaqan  bila

No comments:

Post a Comment

Thanks for your visiting

IDMAN

 Barqadaad itiri caashaq  Ayaa leygu kaa bilay  Marna waan belbelayoo  Qalbigii burhaan waa  Marna inaaku beylaho Ayaan beegsan waayoo Ruux ...